Puntland Regional Roads, Highways & Bridges Thread

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
#OGAYSIIS: Shaqooyin Ka Banaan Shirkadda Dhismaha Dekadda Garacad - Shirkadda Wadaagsan Qaybta Hagaajinta iyo Dayactirka Waddada Isku Xirta magaalooyinka Garacad, Gaalkacyo iyo Galdogob.

Shirkaddu waxa ay Xayaysiinaysaa 10 boos oo kala duwan oo kala ah:
I. Hawl-wadeenka Shaqadda Waddada (Foreman) 1 boos
II. Wadayaasha Qalabka Birta Culus (Operators) 4 boos
a) Grader (1 Operator)
b) Bulldozer (1 Operator)
c) Wheel loader ama Shavel (1 Operator)
d) Roller (1 Operator)
III. Darawaliin Baabuurta Waaywayn ee Iska-rogooyinka iyo Booyaddaha ah (4 boos)
IV. Makaanig (Mechanic)

Haddaba hadaad danaysid inaad ka qayb-qaadatid tartanka loo galayo Shaqooyinka kor ku xusan, leedahayna aqoonta iyo khibradaha loo baahanyahay Waxaad si toos ah u keeni kartaa Cv-gaaga iyo Licenskaaga darawalnimo xafiiska Shirkadda qeybta Galkacyo ama waxaad kusoo diri kartaa emailkan info@garacadseaport.com
Faahfaahin dheeri ah fadlan booqo linkgan

https://dekadagaracad.com/shaqooyin-cusub/

307119424_611720477061387_4813204150091311622_n.jpg
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I heard from this guy the 3G road will happen either as 'dirt road' first done by Wadaagsan while PL govt focuses on securing funding for the asphalt phase through 'private shareholders' on 50/50 ownership basis or PL govt may increase priority level for 3G to the world bank, either way, it's going to be developed no matter what, the only question is what funding model will be used.

This road must be paved, in-fact it requires 'strong' concrete base in my opinion, becuz the vehicles using the road will not be just normal cars but big heavy trucks. It should also be an all-weather road so it needs 'drainage' so it's operational and not closed off during wet season.
 
Last edited:

A gravel road in the interim is a sound strategy. Gravel pavements are strong enough to handle freight and heavy cargo. They just require frequent maintenance (maintenance grading etc).

Perhaps its better if they construct the road in sections (with asphalt and everything) using the design they have, and fixing the existing as they secure the funds.

The best news from all of this is that they have purchased all the plant they need to construct the road (graders, dozers, trucks etc.).
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Dhismaha Wadada Laacdheere-Rabaable.
Waxaa si habsami leh u socda dhismaha wadada laacdhheere-Rabaable, iyadoo la saaray laamigii masaafo dhan 3,356m.

Shirkadda Wadaniga ah ee KEBARCO ayaa dhismaha wada. Dhanka maamulka, kormeerka iyo ilaalinta tayada dhismaha waxaa gacanta ku haya Hay'adda Wadooyinka Puntland( PHA)

307117964_519869843476993_1971418977752494232_n.jpg

307953449_519869883476989_2358972075529238140_n.jpg

307685195_519869973476980_4136480560567815797_n.jpg
 
DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Wasiirka Xannaanada xoolaha Puntland Maxamed Libaaxe iyo Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Karkaar Cabdicasiis Yuusuf Caamir ayaa kormeer ku tegey dhismaha Wadada Sheerbi - Dhahar - Xingalool oo shaqadeedu socoto.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo oo maanta dhagax dhigtay Wadda isku xirta Cirjiife iyo Isbitaalka GMC (Dhagacade).

Duqa Degmada Gaalkacyo Xasan Maxamed Jaamac oo ay Wehlinayaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL, Guddoomiyaha Gobalka Mudug ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay dhismaha waddada oo hab isku-tashi Bulsho ah lagu hirgalinayo.

Munaasabadan waxaa goob joog ahaa Qaar kamida isuduwayaasha Wasaaradaha Gobolka Mudug, Ganacsato, Waxgarad iyo qaar kamida Shacabka Magaalada Gaalkacyo.

309459676_428563052740184_6539117219228828126_n.jpg

309649824_428563122740177_3074951424092450064_n.jpg
 
Top