Gobolka Sanaag wuxuu ka kooban yahay shan degmo oo kala ah:
Degmada Ceerigaabo, Degmada Ceelafweyn, Degmada Dhahar, degmada Badhan iyo degmada Laasqoray. Beesha isaaq waxay ka degaan xaafad ka mid ah degmada Ceerigaabo iyo degmada Ceel Afweyn. Halka beesha Warsangeli ay degaan gobolka degmooyinka Dhahar,Ceerigaabo, Laasqoray, iyo Badhan. waxa kale oo jira magaaloyin la mid ah ama ka waaweyn degmooyinka Soomaaliya sida Xingalool, Buraan, Hadaaftimo, Yube iyo Ceelaayo. Waxa kale oo jira 40 Tuulo oo beesha Warsangeli ka degaan gobolka Sanaag oo ay ka mid ayihiin Daara salaam, Maraje, Cawsane, Mindigale, Ceel buh, Bali busle, baraagaha qol, Damala xagar, Dhabar dalool , Biyo gudood, Shimbirale, carmale, Wardheer, Tooraboora, Cad cado, Dur duri, Gacan, Xabaal shaawacle, Ceel la helay, Beeraara, Xidid, Xamur, Ceel La Qoday, Gebi dheer, HarWeyn iyo Qoraxjiif.
Juqraafi ahaan mar haddi gobolka Sanaag yahay gobolka labaad ee Somaaliya ugu dhulka weyn, intee ayeey ka degaan beesha Isaaq?.
Xaafad ka mid ah Magaalada Ceerigaabo ilaa xeebta badda cas ee waqooyiga magaaladaas, oo la mid ah inta ay isu jiraan Badhan iy Laasqoray waxa dega beesha isaaq.
Galbeedka Xaafdda Dayacan ee magaalada Ceerigaabo ilaa xadka gobolka Togdheer oo qiyaastii ah 55km waxa dega beesha Isaaq. Halka bartamaha magaalada Ceerigaabo ilaa duleedka magaalada Boosaaso oo ah xadka labada gobol ee Sanaag iyo Bari ay degaan beesha Warsangeli, dhulkaas oo lagu qiyaaso baaxadda dhererkiisa ku dhowaad 400km. Xeebta Badda Cas ilaa xadka gobolka Nugaal oo qiyaastii ah 400 Km waxa dega beesha Warsangeli. Koonfurta magaalada Ceerigaabo ilaa xadka gobolka Sool waxa dega beesha Dhulbahante.
http://allsanaag.com/gobolka-sanaag-2/
Why are you quoting fake Majerteen propaganda?
Isaaq is blue and Harti is red.
![trump smirk :trumpsmirk: :trumpsmirk:](/styles/theme/xenforo/faces/trumpsmirk.png)
![Gobolada.jpg](/proxy.php?image=http%3A%2F%2Fsaraarnews.com%2Fwp-content%2Fuploads%2F2011%2F03%2FGobolada.jpg&hash=df44b7619a65148b84192076a83e865d)