President Gaas his heart is in the right place but Puntlanders will never send their boys to las canood or any dhulbhante territory over a war within dhulbhante, our boys won't get shot in the back again.Lets see what Gaas had to say a day before the selection as some brought up Sool
”Walaalayaal dhulka maqan waa boog ku taal Puntland waa dhaawac ku yaal qof kasta oo Puntland ku nool ,beel beel kama qabsan ee maamulbaa maamul ka qabsaday,dhulku beel gaar ah kama maqna,faataxo laguma qabsan,faataxana kusoo laaban maayo,wixii siyaasad ku salaysan siyaasad baan ku maaraynaynaa wixii xoog looga maarmi waayana waxaa lagama maarmaan ah Puntland inay fuliso waajibkii loo igmaday ee dastuuriga ahaa,waxaa dadka Sool,Sanaag iyo Cayn lagu hoday haykal dowladnimo, Puntland waxay ku fashilantay waajibaadkeedii dastuuriga ahaa,waajibaadkeeda koowaad ee dowladnimadda Puntland waa inay difaacdaa nafta,maalka iyo sharafta muwaadinka Puntland”.
Dhulbhante and warsengeli can join somaliland if they want no one should be forced to join Puntland.