First ever Qardho Residence and Mayor Round-Table.
@Libaax-Joore ma hurdan weli mise waa soo jeesteen Qardho?
No Sporting Field
No Roads
Diaspora investors oo aad u yar
No Parks
No Town Plan
They only doing well in health, police, prison, and education facilities.
Carmo oo 2005 la degay ayaa manta ka hormarsan Qardho. I call Qardho Galmudugta Puntland waa dad iska nool(zombies) lakin noolashooda waxba iska badelmin kkkk
Qardho waa inay noqota the Technical Institute of Puntland, ama meesha laga soo saaro plumbers, electricians, carpenter, furniture makers, mechanics, hospitality. A student 'trade' will cause a boom in construction.
I support this guy idea. I always preached business isn't about 'copying', it's about 'value adding' and doing something different and creating your own market space n demand not sharing the market with 10 other people doing the same thing.
#Puntland: Waxaa saaka si rasmi ah loo daahfuray maxjarka, shaybaarka iyo saylada xoolaha Magaalada Qardho, Kaas oo ay hirgelisay dawlada Puntland oo kaashanaysa Bangiga horumarinta Afrika iyo Save The Children.
Mashruucaan ayaa qayb ka ah barnaamijyo loogu tallagallay u adkaysigga abaaraha kaas oo ay ka faaβiidaydanayaan bulshada reer guuraaga ah, dadka nugul, dadka ka shaqaysta ganacsiga xoolaha.
This site uses cookies to help personalise content, tailor your experience and to keep you logged in if you register.
By continuing to use this site, you are consenting to our use of cookies.