Xili Madaxwaynaha Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Uu 16-kii Bishaan Furay Shir lagu sheegay Dib uheshiisiinta Gobolada Jubooyinka islamarkaana Loogu Talagalay in la isugu Keeno Dhamaan Beelaha Daga Gobolada Jubooyinka Ayaa waxaa Ay Cabasho Kala duwan Ka soo Yeeraysaa Beelaha Daga Goboladaasi Qaarkood Kuwaas Oo Ka Cabanaya Qaabka uu usoconayo Shirkaasi.
Suldaan Kaahiye Suldaan yuusuf Suldaan Cabdi Oo Ah Suldaanka Beesha Mareexaan ee deegaanada Dhoobeey ee dagta inta u dhexeysa deeganada Jamaama, Komsuma ,Jililb, Bu,aale iyo Saakow ayaa waxaa uu sheegay in aan waxba laga siin ergoyinka ka qayb qadan lahaa Shirweynaha Dib u heshisinta Gobolada jubboyinka.
http://www.allgalgaduud.net/2014/09...egaanada-dhoobey-oo-qaadacay-shirka-kismaayo/