Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.

Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
@Dalmoor next quiz question, translate:

jajuusnimo :mjkkk:
Doqon feero weyn baa tahay, qasaaro. Nin 30 jir oo afsomali aqoonin. Illahay ba Ka magan galay. Waxaan ba hadhow nin laga dhiganaya. Waar hanaa so mariin.


@kickz I said its not that hard to learn afsomali. You will eventually be fluent in it, if you try your hardest. People who are fluent in the language weren't like this in the beginning.

Don't @ @Dalmoor.
 
Gabarta oh ee ga girto masur kayga wahaywayay gabar oo la daho Jihyo oo magalada Korea oo ka so imaday, gabar oo shah shah wayay
clear.png
clear.png
clear.png
clear.png
clear.png
clear.png
clear.png
clear.png
:siilaanyosmile:
AlertAltruisticAnemonecrab-max-1mb.gif

AFKA HANOOGA CIYAARIN!!!
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
 
Shaqo fiican weeyey, Arabta lacag badan baa laga sameeyaa laakin majecli dad ahaantooda.
Waad fahantay so maha. Aniga maxa iiga galay. Peesa aya ka raba. Lacag walan bey bixinaya. iinaba caadi ma ahan. Koly dadka oo dhan kama shaqeyeen karan. Lix bilod baa ii haray markaas waa iinsaga taaga meeshan
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
@Karim weli waan ku suugaya. La iimo meeshan gabdha ka ziineystay. Weliba OsMx
Soo maadan dhihin gabdhaha aan arkay kuwa bah dirooble ujilcsan?! Soo maadan dhihin gabar burco joogta ayaa ii diiday bahalka (pussy). Dee sxb goormaad is rogtay?
 

kickz

Engineer of Qandala
SIYAASI
VIP
Doqon feero weyn baa tahay, qasaaro. Nin 30 jir oo afsomali aqoonin. Illahay ba Ka magan galay. Waxaan ba hadhow nin laga dhiganaya. Waar hanaa so mariin.


@kickz I said its not that hard to learn afsomali. You will eventually be fluent in it, if you try your hardest. People who are fluent in the language weren't like this in the beginning.

Don't @ @Dalmoor.

Eedo, waan gartaay, wa inacbtahay.:wow1:

Ilaahay ha ku caafiyo :mjkkk:
 
Soo maadan dhihin gabdhaha aan arkay kuwa bah dirooble ujilcsan?! Soo maadan dhihin gabar burco joogta ayaa ii diiday bahalka (pussy). Dee sxb goormaad is rogtay?
Fahanka waa qaali. Shuukansiga baan ka hadlaya oorod hadlka fahna sxb. Waxan ku iiri gabdh shukaansiga iigu diiday waxa ay ahayen 2 gabdhood. Mid reee burco iyo mid reer Ceerigaabo. Inta kale wey ii oogolyeen yacni guur. Gabdh bah dir wey rabtay iinan guursado. Horta ma waxad aaminsanid iina zina ku dhici jiiray. Soo wadada iiska dhigdhigo
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top