Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.
Adeer gacaliye reerkiisu way degaan Qandala laakin asagu wuu koonfuroobaye nagama uu tirsana markay luuqad iyo lahjad noqoto kkkkkkkkkkkkkkkk

@kickz Waryaa lahjadayada waa inaad barataa :ufdup:

Waxaan uu maleynayaa @kickz in uu af soomaaliga ku xariifyahay. Sida odayaasha ayuu uu hadlaa marku gurigiisa joogo.

Laakiin iminkadan Ciyaar Ciyaar buu ka dhigay.

:russ::drakelaugh:
 
Not you sxb.

:wowsweat::drakekidding:

Alhamdulillah, I don't even speak Somali often at home. I'm surprised I could write full sentences. I defo lack in vocab though, insha'Allah I get to go back home for some time and learn it real well.

My pronunciation is good if I do say so myself.
:ehh:

Sxb, were you raised in the west or back home? Your Somali is good, maa'shaa'Allah.
 
@Fiidmeer Rer waqooyiga Soomaaligooda ma iloobaan inta badan. Rer Koonfur ayay dhibaato haysataa.
Dhinaca naxwayaha ayey ka yara khaldanyihiin.

Qurbahaan ku soo koray.
 
Kuwa qurbaha joogo oo ka soo jeedo gobolaha Bari, nugaal iyo Mudug af soomaaliga miyaay iloobaan?

Reer Konfuur luqad kale ayey ku hadlaan, mar mar maba fahmi kartid ba, waaba yaab. Af maxaa tiri, shalay uun bay soo barteen kkkkkk.

:pachah1::mjlol::russ:
 
If you don't mind me asking, how did you get to a high level of speaking/writing Somali?

Was it going home a lot on holiday?

Do you speak to your elders(parents, aunties/uncles, Ayeeyos etc) only in Somali?

Are you them guys who go to the Maqaaxi/Makhaayad alot?

Trying to get better myself, so that im able to hold convos with the odayaasha, and islaamos.
 
Kuwa qurbaha joogo oo ka soo jeedo gobolaha Bari, nugaal iyo Mudug af soomaaliga miyaay iloobaan?

Reer Konfuur luqad kale ayey ku hadlaan, mar mar maba fahmi kartid ba, waaba yaab. Af maxaa tiri, shalay uun bay soo barteen kkkkkk.

:pachah1::mjlol::russ:
Carruurta qurbaha jooga marka ay af soomaaliga ku hadlaan waxad mooddaa inay koonfurta ka yimaaddeen:pachah1:.
 
If you don't mind me asking, how did you get to a high level of speaking/writing Somali?

Was it going home a lot on holiday?

Do you speak to your elders(parents, aunties/uncles, Ayeeyos etc) only in Somali?

Are you them guys who go to the Maqaaxi/Makhaayad alot?
:chrisfreshhah::chrisfreshhah: waddankaan tagaa. Af soomaaligeygu aad uma sareeyo. Waa mid iska caadi ah sxb.
 
Carruurta qurbaha jooga marka ay af soomaaliga ku hadlaan waxad mooddaa inay koonfurta ka yimaaddeen:pachah1:.

Soomaaha, ragooda/odayaashooda ayaa sida caruurta uu hadlaa ba.

:chrisfreshhah::drakelaugh::gaasdrink:

Ma umad sida nuunuuga uu hadlaa ayaa Dhul xukimikaraa? Ma dhici karto.

Anagana waxay nagu caayaan "Qaldaan", ma waxay moodayaan in aay isku saxsanyihiin kkkkk.

Waxay uu baahanyihiin in mar labaad af soomaaliga la baro.
:hillarybiz:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top