Adeer gacaliye reerkiisu way degaan Qandala laakin asagu wuu koonfuroobaye nagama uu tirsana markay luuqad iyo lahjad noqoto kkkkkkkkkkkkkkkk
@kickz Waryaa lahjadayada waa inaad barataa![]()
Waxaan uu maleynayaa @kickz in uu af soomaaliga ku xariifyahay. Sida odayaasha ayuu uu hadlaa marku gurigiisa joogo.
Laakiin iminkadan Ciyaar Ciyaar buu ka dhigay.

