Ugaaso
Deni
Kkk haye markas nin foolxun ayaad rabta ? Mide kale walaal af ingriisiga meeshan wa ka xaaran
Handsome man maxa laku dhaha af somali....
Kkk haye markas nin foolxun ayaad rabta ? Mide kale walaal af ingriisiga meeshan wa ka xaaran
Oo khalqiga ilaahey ku wii sa ayaanta daran baad taageertaa miyaa. Alla maxaad qalbi fiyowdahayNin quruxon aa......I don't want no pretty boy
...
Naa gaabnataan aad sheegesid wa maxay?? Sawirka aan ku so diiray ma ka heeshay. Kii aad iiso diirtay xooga buutac baad ila aheydWaan ku necbahay. Maxa ku falaya nin gabaan o 2 xaas leh. Haa iso mariin.
QuruxlowHandsome man maxa laku dhaha af somali....
@Reiko nin aan hawiye aheyn farta lagama saaraayoNaa gaabnataan aad sheegesid wa maxay?? Sawirka aan ku so diiray ma ka heeshay. Kii aad iiso diirtay xooga buutac baad ila aheyd![]()
Handsome man maxa laku dhaha af somali....
Waad igu riyoneesa.Naa gaabnataan aad sheegesid wa maxay?? Sawirka aan ku so diiray ma ka heeshay. Kii aad iiso diirtay xooga buutac baad ila aheyd![]()
Quruxlow
Oo khalqiga ilaahey ku wii sa ayaanta daran baad taageertaa miyaa. Alla maxaad qalbi fiyowdahay![]()
Gabdha warsangali waxa laga bixiya 2 tira oo ari iyo 5 qaalin iyo qori Ak47. Arooska iyo waxas waa dheeriwarsangeli girls maybe![]()
Tall iyo maariin ka waran. Dhuxul ma ahi basse hadaad jeceshahay qorraxdaan is wari karaalight skinned pretty boy hada tahay boowe xaga iiga leexo
Tall dark handsome ba la doonaya![]()
Gabdhaha ciise quraankoo oo dusha laga akhriyo ayuunbaa lagu guursadaaGabdha warsangali waxa laga bixiya 2 tira oo ari iyo 5 qaalin iyo qori Ak47. Arooska iyo waxas waa dheeri
Adeer Warsangali ma sidaad oo kale baad mooday iinay ku koobanyihin waqooyiga. Reer WaamoWar inantan af soomaali bay na weydiisey adna afka reer xamarka ayaad ku jawaabisa layaab, warsengalinimadi meed ka tagtey ?
Gabdha warsangali waxa laga bixiya 2 tira oo ari iyo 5 qaalin iyo qori Ak47. Arooska iyo waxas waa dheeri
Gabdha warsangali iyo dhulos qurux iyo diirir ba lagu aamana. Naag Mj oo inta la yiri ma maqlin. So sii daa waxaad meesha ku haysiid gaabeygabdhaha warsengali oo gaaban oo burbuuran..I will diss them in buranbur if you don't stop![]()
Gabdhaha ciise quraankoo oo dusha laga akhriyo ayuunbaa lagu guursadaa
Hadaad maqashid "cidaas hablahoodu waa qurux" ogow waa sasabaad lagu niyad dhiso beelaha laangaabka ah.Gabdha warsangali iyo dhulos qurux iyo diirir ba lagu aamana. Naag Mj oo inta la yiri ma maqlin. So sii daa waxaad meesha ku haysiid gaabey
Adeer Warsangali ma sidaad oo kale baad mooday iinay ku koobanyihin waqooyiga. Reer Waamo![]()
Meel ey joogaan malaaig kama maqnamasajid miyad moday gabdhaha ciise mx![]()