Haye markaa Og iyo Dhulos iyo Warsan waa laangaab miyaa adeerHadaad maqashid "cidaas hablahoodu waa qurux" ogow waa sasabaad lagu niyad dhiso beelaha laangaabka ah.
Haye markaa Og iyo Dhulos iyo Warsan waa laangaab miyaa adeerHadaad maqashid "cidaas hablahoodu waa qurux" ogow waa sasabaad lagu niyad dhiso beelaha laangaabka ah.
??? Degmo. Shan Gobol??? Adeer hadalka ii jiliic nooh. Weliga ma arkiin miya Warsangali deegan kiismayo iyo juuboyinka. Ma maqlin miya Warsangali reer bari aha. Warsangali iisku lehjad ma ahan. Kuwa iisku jiira Ceelayo iyo Bosaso oo 14km baa kala lehjada ah. Waqooyi iyo Bari.Adeer ninki hal degmo lagu haysto ayaa ninki shan gobol dega la doodi raba
Hadana wuxuu ku adkeysanaya inu landheere yahay ,,,Adeer soomaalidu waxey tidhahda : Beeni raad ma leh
??? Degmo. Shan Gobol??? Adeer hadalka ii jiliic nooh. Weliga ma arkiin miya Warsangali deegan kiismayo iyo juuboyinka. Ma maqlin miya Warsangali reer bari aha. Warsangali iisku lehjad ma ahan. Kuwa iisku jiira Ceelayo iyo Bosaso oo 14km baa kala lehjada ah. Waqooyi iyo Bari.
Adiga iyo dadka waa iisku wada mid
Miya kaftameysa sxb????? Haye sida nin weyn baan iislaha wax uu fahansiye.Kismaayo maanta hadaad sheegatay koley birotoole hargeysa ayaa ku xigta inadeer
Miya kaftameysa sxb????? Haye sida nin weyn baan iislaha wax uu fahansiye.
Waxaan ku weydiye ninkaa ugu hoorey wasiir iyo xildhibaan Kenya oo somali aha miyaad garaneysa??
Xanaq ma jidho. Sa ka jawab suuasha aan ku weydiye. Tarikhda so baarSaaxib meshaan odhan ayaa kaftan ah waxba ha xanaaqin,
warsangeli wa dadkeygi cid iga xigta ma jirto
Xanaq ma jidho. Sa ka jawab suuasha aan ku weydiye. Tarikhda so baar
Waqtiga aan ku soo gaabina. Waxa soo baarta CALI ADAN LORD.Haye waan so baareya tariikhdaas, hadey run tahay waan ku qiraya saaxib
Waqtiga aan ku soo gaabina. Waxa soo baarta CALI ADAN LORD.
Is not iis
Odhan/oran not ooran
Jiray not jiiray/jiidhay which is to cross.
Iga baydh adeer waayeel gab ah baad tahaye.
Deeeee ma aniga aya waxba khaalday.Loooool that's just how he types. He's like Teeri, he chops up the Somali/English laakiin he makes you don't the work to understand what was written. It's jokes.
@Suldaanka sxb, he's basically saying get your spelling correct then come back to me.
Dee ma aniga aya waxba qaalday.![]()
Thread oo afsoomali kilia luga hadlaayo wiligey ma kufekerin in aan argitoono (not sure if "argitoono" is with k or g)
*Arkidoono
*Kaliya
*Lagu
*Weligey
*fikirin
Well done for trying though g. We will all learn together, and become better insha'Allah.
*keliya
*arki doona
De walaal inankan khaladaadkaaga ha ku jahwareerin
I don't understand Somali tho.@Ugaaso salaan saare baayo. Side tahay.
@Suldaanka waa cuuri gabaan hooga asaga ka roon ninka doqonka ah @Dalmoor