Bohol
VIP
By the finance minister's brother.
As the saying goes 'Fool me once, shame on you; fool me twice, shame on me'
Wasiir Samsam Heeryo-xun Oo Lacagtii Dad Weynaha Laga Ururiyey 18 May U Gacan Galisay Wallaalkeed Maxamuud&Awooda Khabiir Ka Dahsoon Bulshada Reer Somaliland
May 22, 2017
Hargeysa, (Baraarugnews.com)-Tan iyo markii la magacaabay Wasiirka wasaarada maaliyada somaliland samsam cabdi aadan(Samsam Heeryo-xun)- ayaa waxaa dul hooganaya musuq maasuq xadhkaha goostay oo ay ku xaalufisay lacagihii ku jiray qasnada dawlada waxaana ay si xirfadaysan shilimada ay qaranka ka weecsato ku qarsata walaal-keed Maxamuud Cabdi Aaden oo ku magac dheer Xaaji, oo ah khabiir bulshada ka dahsoon oo wasiir Samsam u qaabilsan wax-kala farsamaynta.Wasiirka Wasaaradda maaliyada Samsam Cabdi Aadan, ayaa lacagtii dadka laga ururiyey 18 May ku tagri fashay, isla markaana Samsam Heero xun ayaa u gacan galisay walaalkeed Maxamuud Cabdi Aadan Xaaji oo awood xad-dhaaf ku leh xukuumadda Axmed Siilaanyo, isagoo shirkado bareefad ah ku qaata qadhaanka iyo mashaariixda xukuumadda Axmed Siilaanyo oo ay ku qoran yihiin magacyo dad.
Wasiir Samsam ayaa la sheegay inay ku ammartay guddidii Madaxweyne Axmed Siilaanyo u saaray inay ururiyaan lacagtii 18 May ee loogu talo galay inay ku caawiyaan dadka abaarihii baβanaa ku dhaceen, oo lagu raad gadanayey waxna loo gay nee musuq-maasuqa Wasiir Samsam ayaa ah mid dhiigeeda ku talaalmay.
Hase ahaatee Wasiirka Maaliyada Samsam cabdi aadan oo ka duushaa in aanay haba yaraatee dib uga joogsan hantida umada ee ay musuqmaasuqayso, iyadoo siday doonto ka yeesha lacagaha kusoo dhaca qasnada wasaraada maaliyada taasi oo keentay lungiga xoolaha khasnada Qaranka JLS ku jirilahaa, laguna qaban lahaa wax anfac u leh dalka iyo dadkaba.
http://www.baraarugnews.com/2017/05...-khabiir-ka-dahsoon-bulshada-reer-somaliland/