Ali Yare Calls for early elections in Hiir-Bandits to rescue it!

"waxaanan u maleynayaa in aanay macquul aheyn in doorashada Hirshabelle lala sugo mudadda ka hartay oo fog oo aanay huri doonin in la soo hormariyo si dadkaas shacabka iyo sumcadda bulshada Shabellada dhexe dagta loo badbaadiyo."

Bandits need Sanbaloolshe i hope he stays away from taking that Immigration(taliyahaSocdaalka) post till then.

the root of all evil is the bandit Guudlaawe from the 90s he relays on isbaaro and he doesn't pay mushaar. Hassan Sh was wrong to keep him in 2016 a leopard never changes it's spots another crime was committed after they installed him as hirshabelle president

All somali regions have modern checkpoints and Customs from Hiiraan, Galgaduud, Mudug and so except middle Shabelle there is 20 isbaaro between cadale and Xamar 135 km and 4 isbaaro between Balcad and Xamar 30km why? it has to do with the likes of Guudlawe from the warlords of the 90s. this region needs a radical change.​

Waa cuqubo weyn oo aan la fiirsan karin waxyaabaha ka soconaya Hirshabelle, xalay qoys dhan ayaa dil wadareed loo geeystay Tuulo Warsheekh hoostagta, dadka la xasuuqay waxaa kamid ah, wiil iyo gabar walaalo ah, abtigood iyo ayeeydood oo waayeel aheyd.,

Muuqaalkan isaguna waa murugo kale iyo isbaaradii oo sideedii u taala waxbana aanay ka badalin qudbaddii qalbi-hadalka aheyd ee Madaxweynaha federaalku uga hadlay Isbaarooyinka halkaas la dhigto, waxaan ognahay in Madaxweynuhu waqti badan galiyay sidii arrimahaan xal loogu heli lahaa, waxaase yaab iyo amakaag leh in meesha waxaas oo dhami ka dhacayaan ay ku suganyihiin odayaashii dhaqanka, maamulkii Hirshabelle, saraakiishii ciidanka iyo Xildhibaannadii Federaalka.

Shaki kama qabo in Khawaarijtu ay kaalin weyn ku leedahay arrimahaan socda ee qabiilka la iskaga horkeenayo, waxaanan u maleynayaa in aanay macquul aheyn in doorashada Hirshabelle lala sugo mudadda ka hartay oo fog oo aanay huri doonin in la soo hormariyo si dadkaas shacabka iyo sumcadda bulshada Shabellada dhexe dagta loo badbaadiyo. there must be elections after the liberation of Shabelleda dhexe

Waa cuqubo weyn oo aan la fiirsan karin waxyaabaha ka soconaya Hirshabelle, xalay qoys dhan ayaa dil wadareed loo geeystay Tuulo Warsheekh hoostagta, dadka la xasuuqay waxaa kamid ah, wiil iyo gabar walaalo ah, abtigood iyo ayeeydood oo waayeel aheyd.,

Muuqaalkan isaguna waa murugo kale iyo isbaaradii oo sideedii u taala waxbana aanay ka badalin qudbaddii qalbi-hadalka aheyd ee Madaxweynaha federaalku uga hadlay Isbaarooyinka halkaas la dhigto, waxaan ognahay in Madaxweynuhu waqti badan galiyay sidii arrimahaan xal loogu heli lahaa, waxaase yaab iyo amakaag leh in meesha waxaas oo dhami ka dhacayaan ay ku suganyihiin odayaashii dhaqanka, maamulkii Hirshabelle, saraakiishii ciidanka iyo Xildhibaannadii Federaalka.

Shaki kama qabo in Khawaarijtu ay kaalin weyn ku leedahay arrimahaan socda ee qabiilka la iskaga horkeenayo, waxaanan u maleynayaa in aanay macquul aheyn in doorashada Hirshabelle lala sugo mudadda ka hartay oo fog oo aanay huri doonin in la soo hormariyo si dadkaas shacabka iyo sumcadda bulshada Shabellada dhexe dagta loo badbaadiyo.

Mudane Madaxweyne Xasan Sheekh: Shabeellada Dhexe haddii ehel la yahay waa in la isku danbaabaa!

Bishii Agoosto, 2017 ayaan gaari aan Hargeysa uga safray Xamar ku tagay mar kale na safar dhulka ah ku soo laabtay Muqdisho ilaa Hargeysa. Waxa aan dhex maray dhul ay ka talinayeen maamullada Somaliland, Puntland, Galmudug oo saddex u kala jabneyd: GM–Gaalkacyo, GM–Cadaado, iyo Ahlusunna, Hirshabeelle oo maamul ahaan Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe u kala taagneyd oo dhul badan oo labadan gobol ka mid ah oo ay Khawaariijta Alshabaab joogeen.

Hargeysa ilaa Muqdisho magaalo walba marka aad galeyso waxa ay laheyd bar Koontarool oo ciidan joogaan. Maamul walba na halka laga galo waxa uu ku leeyahay bar Kastam oo ay canshuurta ku qaataan boonada lacag qabashadana laga qaato. Argagixisada Alshabaab na waddada aan mararay waxa ay ku lahaayeen labo meelood oo ay baabuurta ku baadaan oo kala ahaa Aboorreey iyo Fiidoow.

Markii aan Shabeellada Dhexe galnay waxa aan ku arkay dhaqankii isbaarooyinka burcadda ee caanka ahaa waqtigii dagaallada sokeeye. Hadda ogoow ma ahan waxa aan ka hadlayo koontaroollada ay ciidanka dowladdu joogaan sida Qalimoow iyo Balcad, kuwaas maamullada kale ayay kala siman yihiin. Dhowr dhacdo oo aan anigu joobjoog ahaa ayaanan safarkaas kala kulmay.

Dhacdada koowaad Jowhar agteeda ayay nagu qabsatay. Laba nin oo mooto watay ayaa meel duur ah inta gaariga qori ku qabtay lacag ka qaatay. Dhacdada labaad na Balcad iyo Xamar dhexdooda ayay aheyd. Labo wiil oo ay meel isbaaro u taallo ayaan ku soo aadnay, markii lacagtii la siiyay ayuu mid ka mid ah darawalkii oo ay is yaqaanneen ku yiri "meelahaan hortiinna ah hebel iyo hebel ayaa jira ee ka wareegta!" asoo tilmaamaya kuwo ay isbaarada isla joogi jireen oo hadda isbaaro kale sameystay. Darawalkii ayaa yiri "ma annagaad isu kaaya kala qeybineysaan?!" Markaas ayuu yiri "Ninyahow war waa naga maqli waayeen ee saa la yeela hee? Ehelaa la yahaye ma isku danbaabayaa!" waa meesha aan ka keenay cinwaanka qormada.

Haddaba maanta Shabeellada Dhexe in howl adag laga qabto oo haddii ehel la yahay xataa la isku danbaabo huri meyso. Dhacdooyinka argagaxa leh maalmahan Shabeellada Dhexe ku soo noqnoqday waxa ay u muuqdaan ama yihiinba foolxumooyinkii hore u jiray oo hagardaamo ummadeed looga faa'ideysanayo. Dagaalladii Cadale, qoyska Warsheekh sida bahalnimada ah xalay loogu laayay, ninka darawalka ah ee Balcad sida micnodarrada ah loogu dilay, iyo dhacdooyinka kale ee la mid ah xal looma heli doono haddii aaney u kicin dad waxgarad ah oo gacan wax qaban karta leh. Waa in ay xalkeeda ka taliyaan caqliyo ka duwan kuwii dhibaatooyinkaas abuuray.

Dagaalladii Baaqii Cadale laga soo saaray ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud hadalkii qalbihadalka ahaa fulintiisa uga dardaarmay iyo odayaashii dhaqanka ee sheegay in wixii ay soo arkeen aaney dagaal beeleed aheyn ee ay ahaayeen Dagaal-Burcadeed shaar qabiil loo geliyay waxa ay caddeynayaan baahida loo qabo in gacan dowladeed oo bir ah lagu qabto dadka fitnada iyo foolxumada ka shaqeynaya. Odayaashu waxa ay caddeeyeen in maamulka Cali Guudlaawe uu qeyb ka yahay hurinta dagaal-burcadeedka. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo DFS ayaa laga rabaa sidii ay ka yeeli lahaayeen.

Mudane Madaxweyne dadka Soomaalida oo dhan waxa ay kugu fiirinayaan sida aad go'aan masuuliyad ku dhisan uga qaadato burcadda degaannada tolkaa fidnada ka abuureysa iyo maamulka iyo saraakiisha ciidanka ee burcadda shirkada la ah. Baaqii Cadale billow fiican ayuu ahaa, fulintiisuna falalkii xalay iyo saakay Warsheekh iyo Balcad waa in ay ku billaabataa. Mudane cid walba oo xasuus leh waxa ay kugu xasuusataa kalkaagii madaxtinimada ee hore sidii aad isbaarooyinkii Xamar dhexdeeda yaallay ula dirirtay. Maanta na kuwa Shabeellada Dhexe yaalla ee jaranjarta fidnada noqday waad qaadi kartaa, cid aad ku halleysana kaagama hooseyso haddii runta la isu sheegayo.

F.G. Sawirku waa meydka ninkii Balcad sida kaska ah loogu dilay oo meeshii isbaarada yaalla. Ma jecli meyd xurmo leh in aan faafiyo balse farriinta ayaan uga maarmi waayay. Ilaahey ha u naxariisto dadka xaqdarrada iyo dulmiga lagu dilay dhammaantood.

W/Q: Cilmi Faradheere.
 
Last edited:
You are unhealthly obssesed with M/shabelle, Abgaal affairs and Guudlawe. I mean its understandable as he stole your precious Hirshabelle seat

My Precious The Lord Of The Rings GIF by Top 100 Movie Quotes of All Time
 
TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Abgaal isbaaro

Abgaal break peace agreement of Adale

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
HG clan is very angry HSM decided to boob their land in Ex Kantarool area

Damn that has to be the most bad ass sub-clan in history, someone tell me more about that Abgaal sub-clan fighting everyone, who here is from there?
cabdalle caroone are small clan of harti abgaal that always pick fights with the other abgaal subs of harti and wacbudhan that live around them. Don't think any users here are from that sub though. 7/10 harti abgaals you usually come across are agoonyar gabaane
 
this was Under Farmaajo. it's about the system Guudlawe and his saraakiil.
million isbaaro
2021

"Wiilkaas haddii ay maxkamaddu xukun dil ah ku riddo, oo aysan ragga isbaarada leh ka hadlin waxaa ay noqon doontaa taariikhdii la kobciyay mooryaanimada.

Isbaarada waxaa wali jooga wiilal isaga oo kale ah, rag ayayna u taallaa oo meesha waabta ugu dhisay wiilasha; haddii aysan raggaas dambiyo laheyn waxaa qalad ah in wiilasha kaliya la ciqaabo

Abgaal isbaaro

Abgaal break peace agreement of Adale

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Damn that has to be the most bad ass sub-clan in history, someone tell me more about that Abgaal sub-clan fighting everyone, who here is from there?
Straight savage, they killed off a whole family too including ayeeyo and hooyo :mjkkk:
 
Kalsoonida darrada Maamulka iyo Shacabka Hirshabelle

Heshiiiskii Cadale, waxa uu hoosta ka xariiqayey laba qodob oo waa weyn oo kala ah in dagaal beeleeedka
La joojiyo lana dilo qofkii qof dila iyo in Isbaaro qofkii dhigta uu yahay qaadicul dariiq lana maxkamadeeyo.

Heshiiskii waa lagu xadgubay, oo saaka isbaaro darteed ayaa nin shacab ah loo dilay, sidoo kalana heyb ahaan ayaa xalay loo laayey hal qoys.

Madaxwynaha Fedraalka oo todobaadkii hore safar ku tegay Cadale ayaa buuxiyey kaalintii laga rabay maamulka hirshabelle oo beelaha hishiis dhex-dhigay, go’aanna ka soo saaray Isbaarada, hayeeshee maamulka Hirshabelle waa awoodi waayey in uu dhaqan geliyo heshiiskii Cadale.

Marka si looga shaqeeyo aragtida Madaxweynaha ee degaanadda Hirshabelle waaa in la helaa maamul Kalsooni ka heysta bulshada Gobollada Hiiraan iyo Shabellaha dhexe .

Shaadoor Xaaji Siyaasi Wacbuudhan ah oo runta ku caan ah. maqaalkiisa labaad fiiri inuu Guudlaawe yahay the root of All isbaaro he started as madaxa isbaarada in 2000
Hirshabelle maanta Maamuladii la jaalka ahaa waa ka tageen, umana soo dhawa.

Nasiib darrada ugu weyn ee maamulka curdunka ahaa heysatay Hirshabelle wuxuu ahaa hoggaan la’aan iyo Madax mar walba xilka qabaneysa oo aan laheyn wax aragti maamul daadajin iyo horumar.

Doorashadii Cali Guudlaawe November 2020 waxaa ku jiray dadka fara ku tiriska ah ee qabay haddii Cali uu Madaxweyne ka noqday meel uu 20-kii sano la soo dhaafay xilal kala duwan ka soo qabtay Min Madax Maaliyadeed, Guddoomiye Kuxigeen Shabeellaha Dhexe, Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe, Madaxweyne Kuxigeen Dowlad Goboleed iyo hadda oo Madaxweyne yahay inuu waxa uu uga tagayo kaliya ay noqoto raad muuqdo, laakiin ninkii hankaas laga lahaa maanta Hirshabelle asiga ayay go’doon iyo quful ugu xiran tahay, magaaladii uu ku soo indha-qaaday ee Jowhar, xilal kala duwan ka soo qabtay ay maanta tahay meel baylah ah oo magaalooyinka gobolada dalka ka hooseyso, haddii ay xilli aheyd Xaruntii KMG aheyd ee dowladdii AUN Madaxweyne C/llaahi Yusuf.

Waxaase nasiib darro ah Mashaariic dhowr ah oo loogu tala galay Hirshabelle ay u socon waayeen dano shaqsi ah oo rag maamulka ka mid ah ay isbaaro u dhigteen, taasoo keentay in loo weeciyo magaalooyin kale, sida dhowr mashruuc oo ka socdo Koofur Galbeed.

Nasiib darrada kale ee ugu weyn waa in Maamulka Hirshabeele uu fahmi la'yahay mashruucyadii hakad galay ama looga weeciyay is hortaaggii lagu sameeyay darteed uu mustaqbalka ahaan lahaa mid dadka reer Hirshabelle raasumaal u noqon lahaa..

second post
Hirshabelle maanta Maamuladii la jaalka ahaa waa ka tageen, umana soo dhawa.

Nasiib darrada ugu weyn ee maamulka curdunka ahaa heysatay Hirshabelle wuxuu ahaa hoggaan la’aan iyo Madax mar walba xilka qabaneysa oo aan laheyn wax aragti maamul daadajin iyo horumar.

Doorashadii Cali Guudlaawe November 2020 waxaa ku jiray dadka fara ku tiriska ah ee qabay haddii Cali uu Madaxweyne ka noqday meel uu 20-kii sano la soo dhaafay xilal kala duwan ka soo qabtay Min Madax Maaliyadeed, Guddoomiye Kuxigeen Shabeellaha Dhexe, Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe, Madaxweyne Kuxigeen Dowlad Goboleed iyo hadda oo Madaxweyne yahay inuu waxa uu uga tagayo kaliya ay noqoto raad muuqdo, laakiin ninkii hankaas laga lahaa maanta Hirshabelle asiga ayay go’doon iyo quful ugu xiran tahay, magaaladii uu ku soo indha-qaaday ee Jowhar, xilal kala duwan ka soo qabtay ay maanta tahay meel baylah ah oo magaalooyinka gobolada dalka ka hooseyso, haddii ay xilli aheyd Xaruntii KMG aheyd ee dowladdii AUN Madaxweyne C/llaahi Yusuf.

Waxaase nasiib darro ah Mashaariic dhowr ah oo loogu tala galay Hirshabelle ay u socon waayeen dano shaqsi ah oo rag maamulka ka mid ah ay isbaaro u dhigteen, taasoo keentay in loo weeciyo magaalooyin kale, sida dhowr mashruuc oo ka socdo Koofur Galbeed.

Nasiib darrada kale ee ugu weyn waa in Maamulka Hirshabeele uu fahmi la'yahay mashruucyadii hakad galay ama looga weeciyay is hortaaggii lagu sameeyay darteed uu mustaqbalka ahaan lahaa mid dadka reer Hirshabelle raasumaal u noqon lahaa.
 
Last edited:

Abaq

VIP
On behalf of the people of Jubbaland, our thoughts and prayers are with the Abgaal tribe of Hirshabelle who are suffering from the ill effects of tribal warfare. We call for an immediate cease to hostilities and for all warring tribes to come to the negotiation table.
 
bidenkulaha

GalYare
I cannot see success in the fight against Shabaab with warlords as FMS leaders in GM and HS. Isbaaro is a massively profitable trade for them and the militias. I assumed FGS would take direct control but it’s clear they are too scattered and easily disrupted.

There needs a complete clear out of these administrations. There’s zero trust. HSM should watch his back as he travels across these lands.

it’s crazy that there were no instances of infighting when Xawadle started their war against Shabaab yet the whole Abgaal operation is now paused for weeks because it’s endless. The issue is corruption, where that’s politicians trying to thwart HSM’s success or those that profit from Shabaab being a problem
 
You useless sewer rats keep butting into things you have absolutely no knowledge of.

It's funny that you lot keep talking about Guudlaawe and Qoor Qoor as if they are one and the same. You never see a sewer rat criticise Qoor Qoor alone without randomly mentioning Guudlaawe, and I suspect a lot of it stems from your little HG ego, which doesn't want to hold the L of having the most pathetic federal president, a man who is still bumlicking farmaajo in Turkey.

For us abgaals who know exactly what's happening within Hirshabelle now and prior to Guudlaawe's ascension, we are satisfied with his overall performance.

In fact, there are many clans in Hirshabelle, but the only people or clan talking sh*t about guudlaawe is the langaab Xawaadle. The reason is that they're bitter; they've wrongly convinced themselves that the Hirshabelle presidency somehow belongs to them and them alone, and when Guudlaawe gave them the middle finger and took the presidency, they were shocked. They did the only thing a langaab can do, which is spread fake rumours and propaganda against him day and night. Guudlaawe could literally cure cancer today, and the langaab xawaadle would still hate on him.

I will gladly accept these langaabs criticisms of guudlaawe under two conditions.

1) If there were no isbaaro issues in Hirshabelle under the two recent former langaab xawaadle presidents,

2) if there was also no interclan warfare in Hirshabelle under the two recent former langaab xawaadle presidents.

Anytime the above-mentioned issues occurred under Cosoble or Waare, I don't recall anyone, especially HG or Xawaadle, suggesting their replacement would've fixed everything.

The idea these langaabs are trying to push out there is very juvenile; replace guudlaawe with langaab xawaadle, and somehow these reoccurring issues will magically disappear—get real.

Hirshabelle is only a six-year-old state; it doesn't yet have all the basics or the resources to combat these reoccurring issues.

This does not mean it is Guudlaawe's fault; the man is simply playing the cards he got dealt, and he is doing a pretty bang-up job of it. He is certainly doing a better job than the former langaab victims.
 
As i said before, Middle Shabelle's problem is the bandits who run it and it will not help any professor to fix it before they are removed that's why i said Hassan Sheikh bears the biggest part of the responsibility for this failure because he let the bandit Guudlawe to continue under Hirshabelle in 2016. Waare allocated 10 projects for Balcad at once that was big mistake It should have been distributed to all cities but he believed that it's better to focus on one city every time instead of being qabyo but all the projects failed because of Guudlawe and the mayor of Balcad Who asked the head of the projects to pay them facilitation amounts of money.

Ask Guuled wiliq they don't let him work unless he pays them.

in a place like that you can't remove "an elected bandit"

Ali Osoble removed Balcad mayor and appointed his own who was free from Guudlawe he even organised demonstrations agaist his illegal removal but after Waare was elected the first thing he did was to appoint a a guy picked by Guudlawe for Balcad. Waare who was mucaarad of F&F didn't like them taking advantage of his weak position in Jowhar so he turned a blind eye to Guudlawe corruption. now there is no need for Guudlawe under a friendly federal Govt. let us say if they select Sanbaloolshe or Abdirizaq Omar or someone from UPD he can change things in Middle Shabelle but not when you are at war with the federal Govt. don't blame reer Hiiraan for your failure and banditry and jufo retaliation over killings. Yesterday massacre in Warshiikh was between Galmaax this is your dhaqan job perhaps you want to send to you Ugaas Yuusuf to fix it for you. Hiiraan now lives in it's bet time without Hawadle president is Guudlawe behind this like it's liberation 3 months ago? stupid logic! we placed every thing under Jeyte and Xaaji dhagaxow gudoomiyaha gudiga fatahaada you reap what you saw.
there is no Maamul in Shabeelada dhexe at all for lack of accountability. lastly this madman uses the world laangaab are you even human?😂
 
Last edited:

Jungle

VIP
You useless sewer rats keep butting into things you have absolutely no knowledge of.

It's funny that you lot keep talking about Guudlaawe and Qoor Qoor as if they are one and the same. You never see a sewer rat criticise Qoor Qoor alone without randomly mentioning Guudlaawe, and I suspect a lot of it stems from your little HG ego, which doesn't want to hold the L of having the most pathetic federal president, a man who is still bumlicking farmaajo in Turkey.

For us abgaals who know exactly what's happening within Hirshabelle now and prior to Guudlaawe's ascension, we are satisfied with his overall performance.

In fact, there are many clans in Hirshabelle, but the only people or clan talking sh*t about guudlaawe is the langaab Xawaadle. The reason is that they're bitter; they've wrongly convinced themselves that the Hirshabelle presidency somehow belongs to them and them alone, and when Guudlaawe gave them the middle finger and took the presidency, they were shocked. They did the only thing a langaab can do, which is spread fake rumours and propaganda against him day and night. Guudlaawe could literally cure cancer today, and the langaab xawaadle would still hate on him.

I will gladly accept these langaabs criticisms of guudlaawe under two conditions.

1) If there were no isbaaro issues in Hirshabelle under the two recent former langaab xawaadle presidents,

2) if there was also no interclan warfare in Hirshabelle under the two recent former langaab xawaadle presidents.

Anytime the above-mentioned issues occurred under Cosoble or Waare, I don't recall anyone, especially HG or Xawaadle, suggesting their replacement would've fixed everything.

The idea these langaabs are trying to push out there is very juvenile; replace guudlaawe with langaab xawaadle, and somehow these reoccurring issues will magically disappear—get real.

Hirshabelle is only a six-year-old state; it doesn't yet have all the basics or the resources to combat these reoccurring issues.

This does not mean it is Guudlaawe's fault; the man is simply playing the cards he got dealt, and he is doing a pretty bang-up job of it. He is certainly doing a better job than the former langaab victims.
Well said
 
im convinced now that it will be huge disaster if middle Shabelle gets liberated without new good administration. we have now Suulharti infighting, Galmaax infighting in the liberated area and more isbaaro.

meantime beesha dhexe Hiiraan is thriving after the liberation in an area bigger than the whole middle Shabalelle with no single isbaaro
 
Last edited:

Trending

Top