SPMLegend
VIP
Madaxweynaha Jubaland,Ahmed Mohamed Islaam ayaa caawa gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlgalada ka socda deegaanada Jubaland ee lagu cirib tirayo kooxaha khawaariijta ah, iyadoo Madaxweynahu uu warbixin la xiriirta howlgalada socda ka dhagaystay Sarakiisha Ciidamada.
Shirka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga, Jeneraal Yuusuf Cusman, taliyayaasha Ciidamada, hay’adaha amniga Jubaland iyo Ciidamada Xooga Dalka.
Shirka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga, Jeneraal Yuusuf Cusman, taliyayaasha Ciidamada, hay’adaha amniga Jubaland iyo Ciidamada Xooga Dalka.
Last edited: