The Midlands
VIP
khawaarijta catch their breath after stopping the war in the other fronts so they carried out a triple attack on the borders of Hiiraan from Ceelbaraf, Ceeldheere and Adan Yabaal not failed to capture Xalfooley the only village inside middle shabelle we control but they got defeated inside their villages they attacked from tonight Hiiraan Macawisley and ciidanka are inside Ceeldheere buraale
Khawaarijtii galabta waxa ay isku dayeen in ay xeeladda beddeshaan oo casir-weerar nagu dayaan, balse waxaa u diyaar ahaa oo rogay rag Casirweerar iyo xeelad walba oo dagaal weligood yaqaannay oo aan mar na gaadmo waxba looga qaadin.
Weerar saddex-afle ah oo ay ka soo qaadeen furinta Ceelbaraf, Ceeldheere, iyo Aadan Yabaal dhammaan furimihii waa lagu jebiyay, ciyaalkii naartana waa la waray. Rag dagaal ku soo caanbaxaa caabbiyoo rogay Alleylehe!
Horjoogayaasha argagixisadu waxa ay goosteen in ay maleeshiyaadka go'doonka ku jira ee gobollada Dhexe ku haray baabi'iyaan intii la qabqaban lahaa. Hiiraan na waxaa jooga raggii dabargoyn lahaa ilmaha la maandooriyay ee mooradii geeridooda ku jira.

Last edited: