Somali regional writing accent guessing thread

Status
Not open for further replies.

Jeesto

VIP
Garacow kadaa dee xagaad sida hoos hoosta gabdhaha baska ugugu tuuraysaa. Habluhu andhadaadan oo miidhan bay ka cararayaan oo caayaysa markasta. Hadalka dhaafoo kuwii kuu dhow baanada soo mari :russsmug:


Guess the city/region
 

Bohol

VIP
Aniga waxan uu maleynaya inu ninkan gabdaha ka cabsado


That just sounds central accent. Let me reply with this> walaaley qofkasta way ficaantahay kolay inay dabeecadiisa iska degnaato
cidna ma rabto qof markasta iska xanaaqsan :lol: .
 

Hemaal

Jet life till my next life
VIP
Garacow kadaa dee xagaad sida hoos hoosta gabdhaha baska ugugu tuuraysaa. Habluhu andhadaadan oo miidhan bay ka cararayaan oo caayaysa markasta. Hadalka dhaafoo kuwii kuu dhow baanada soo mari :russsmug:


Guess the city/region

Burco :damn::damedamn:
 

Hemaal

Jet life till my next life
VIP
Yaakhi dee meeeshan waa civilasee oo melahaas ayaa laysku fiyooreeyaa

Guess which city
 
That just sounds central accent. Let me reply with this> walaaley qofkasta way ficaantahay kolay inay dabeecadiisa iska degnaato
cidna ma rabto qof markasta iska xanaaqsan :lol: .


My parents are rer mudug. Ma garatay mandow! Wan kugu racsanahay xanaga ma ficno lakeen in dadka laga xanajiyo xata wa qalad.
 

Jeesto

VIP
:chrisfreshhah:

It was a bit, I picked up a few words which are only used by Reer burco! Not really, I'm from Saaxil but I have some roots in Burco boodhweyn:rejoice:
You better embrace your roots abti cuz Saaxil got nothing on Togdheer:ufdup: Saaxil waa tuulo dad haanfidu soo leeftay ku hadheen:icon lol:
 

Vanguard

Fino alla morte
Wajigiin gubay, meesha waxaa isugu yimi ciyaal aan hal erey oo af Soomaali ah soo rogan karayn.

Dugsi baan idiin bilaabayaa, hada isasoo qora. Damiininada idin haysa anaa idinka daaweynaya.
 

Bohol

VIP
My parents are rer mudug. Ma garatay mandow! Wan kugu racsanahay xanaga ma ficno lakeen in dadka laga xanajiyo xata wa qalad.


Adigu waxad ka miid tahay hablaha ficaan, waliga adigo xanaaqsan kugu ma arkin halkan. Degnaanta iyo sharafta wa lo dhasha layskama
keeno :) .
 
Status
Not open for further replies.
Top