Both are correct southern accents.Haye sax. Lakiin qorintaa ama qooralkaan
Kulaylka (heat) waa idhibaa
Kulaylka (heat) waa idhibee
There is no difference between the two.
Both are correct southern accents.Haye sax. Lakiin qorintaa ama qooralkaan
wuu idhibaa aa saxsan, idhibee af maay maay waaye. dadka badanaa waxeey isticmalaan wuu idhibaa.Sxb, you don't get it. I'm saying qoraalkan is okay, but qorintaa is also okay. We weren't discussing that though.
It was about idhibee and idhibaa. Am I right?
Also, there are some somalis who write kolay as koley. They're right too.
Xaas maba lahee... Waa bahal dooob ah oo kacsi dilay.I told him that it's a regional dialect most likely.
@Suldaanka wuu yara mashquuley. Xaaskiisa ayuu ku mashquule maybe.![]()
Hoognayeeeeey..... War Kan af Soomaaligii waa kufsaday...
I should sentence you (waan ku maxkamadeenayna waryaa)
First of all, I was correcting someone.wuu idhibaa aa saxsan, idhibee af maay maay waaye. dadka badanaa waxeey isticmalaan wuu idhibaa.
BruhXaas maba lahee... Waa bahal dooob ah oo kacsi dilay.
He's hustling to get a FOB ting back home lmao
Adeer wallahi dhabarka baa iigu xanuunay africa. Sidaan sariirta uuga jiqjiq siinayey. Allahu AkbarXaas maba lahee... Waa bahal dooob ah oo kacsi dilay.
He's hustling to get a FOB ting back home lmao
Qoritaan ama qoralkaan??Both are correct southern accents.
Kulaylka (heat) waa idhibaa
Kulaylka (heat) waa idhibee
There is no difference between the two.
Adeer, somaalida synonyms maba garanaayan. Murun lee kasaayan.Waxa weeye wuu idhibayaa ama wey idhibaysaa. Koonfurtana waxaan u maleynayaa wuu idhibaa ama wey idhibee.
I told him that it's a regional dialect most likely.
@Suldaanka wuu yara mashquuley. Xaaskiisa ayuu ku mashquule maybe.![]()
Inalilaahi waa adagtahaay in Malab si fudud looga helo gabdhaha Somalia. Waa diidmo badanyihiin. Sida dhakhda Rer galbeedka maahan.Adeer wallahi dhabarka baa iigu xanuunay africa. Sidaan sariirta uuga jiqjiq siinayey. Allahu Akbar
I can't say it, waryaa!Kacsi maxa ladahaa![]()
I can't say it, waryaa!
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Qoraalka ama qoraalka AYAA SAXSAN.Qoritaan ama qoralkaan??
Walle waad war ladhay. Adeer Wallahi waa dhaar iina malinta 5gor qubeysan jiiray. Habeenka waa la iigu degdegii jiray. Naagah quurbaha habeenka ay ku raban mooyan habeen kale maba jiira.Inalilaahi waa adagtahaay in Malab si fudud looga helo gabdhaha Somalia. Waa diidmo badanyihiin. Sida dhakhda Rer galbeedka maahan.
War kacsi waxa la yiradao horny. Dumarku iyo ragaba wey kacsadaanI can't say it, waryaa!
You don't have permission to view the spoiler content. Log in or register now.
Waryaahee maad riyoonaysaa mise waa kaa dhab?Walle waad war ladhay. Adeer Wallahi waa dhaar iina malinta 5gor qubeysan jiiray. Habeenka waa la iigu degdegii jiray. Naagah quurbaha habeenka ay ku raban mooyan habeen kale maba jiira.
Taan markii quuracda la ii keenaba waan ku qaaban. Qaado kadib. Salat aserka markii loo kaca. Ciisha markii laga baxa. Allahu Akbat