Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.
Sxb, you don't get it. I'm saying qoraalkan is okay, but qorintaa is also okay. We weren't discussing that though.

It was about idhibee and idhibaa. Am I right?

Also, there are some somalis who write kolay as koley. They're right too.
wuu idhibaa aa saxsan, idhibee af maay maay waaye. dadka badanaa waxeey isticmalaan wuu idhibaa.
 
Dalmoor

Hiatus✅ 1/18/21- ?
VIP
wuu idhibaa aa saxsan, idhibee af maay maay waaye. dadka badanaa waxeey isticmalaan wuu idhibaa.
First of all, I was correcting someone.

That person used wey idhibee

You can't use idhibaa with wey.

I know both idhibaa and idhibee are right, but there are times you can't use it. Ever heard of subject verb agreement?

Somaali iyo wax fahansii, madax xanuun ayaa kaqaadi:noneck:
 
Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Adeer wallahi dhabarka baa iigu xanuunay africa. Sidaan sariirta uuga jiqjiq siinayey. Allahu Akbar
Inalilaahi waa adagtahaay in Malab si fudud looga helo gabdhaha Somalia. Waa diidmo badanyihiin. Sida dhakhda Rer galbeedka maahan.
 
Inalilaahi waa adagtahaay in Malab si fudud looga helo gabdhaha Somalia. Waa diidmo badanyihiin. Sida dhakhda Rer galbeedka maahan.
Walle waad war ladhay. Adeer Wallahi waa dhaar iina malinta 5gor qubeysan jiiray. Habeenka waa la iigu degdegii jiray. Naagah quurbaha habeenka ay ku raban mooyan habeen kale maba jiira.
Taan markii quuracda la ii keenaba waan ku qaaban. Qaado kadib. Salat aserka markii loo kaca. Ciisha markii laga baxa. Allahu Akbat
 
Waryaahee maad riyoonaysaa mise waa kaa dhab?
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top