Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.

Dalmoor

Hiatus✅ 1/18/21- ?
VIP
Luug gooya tahay bal macney.
I know it doesn't mean cut a leg, but it's used to describe someone who doesn't do what he was told to do/ or doesn't get the job done.

It's called ineffectual

I wanted to use procrastinator, but in somali, that word means caajislo/cajislow. So there you go.
 
War miyaad Allah ka cabsaneenin. Gabdhi Somalia joogay bey diiloyin ku sheegtay. Anigan waxan ku iirir deegankaada ka bilow. Ma qalad ba.
@Fiidmeer bal sheygaan ii la firi. Hadaan yuu yiraado gabdha waqooyiga waa diiloyiin miyaad ii ooraneynin warya Suldaano dadka ka bilow
Labadiinuba waad khaldantihiin ee naga xidha.
 
Waxay kuu maleenaysay inaad difaacayso gabdhaha Somalia Jooga oo dhan (si general ah) lkn markaas ayaad hooyadeed iyo bah Dir arinta ka bilowday. Wallaahi qabyaalad igama aha. Lkn adiga ila qaldan.
Adeer hadlkaa noocas waa hadal qofkaas xaal qaaban. Waa hadaal meel xuun iiga taabtay. iin gabdhi masakiinta aha iin lagu sheega diiloyin oo sharaftooda iiyo ciisigooda looga ciyar howl yar ma ahan. Tan kale gabdha quurba nacaska ba siida uu hadla markii gabdha la so hadal qaada
 
Gibiin-Udug

Crowned Queen of Puntland. Supporter of PuntExit
Waryaa munafiq baa tahay @Suldaanka maxa oga da ka saraay nagaha Somalia jooga, waxa rabaa Ka sheegaya.

Qabiil baa calosha Ka goygoyee. Cuqdaad udhiimo.
 
I know it doesn't mean cut a leg, but it's used to describe someone who doesn't do what he was told to do/ or doesn't get the job done.

It's called ineffectual

I wanted to use procrastinator, but in somali, that word means caajislo/cajislow. So there you go.
Markaa afsomaliga baad rabta sida uu yahay iinad af ingriiska uugu fasiirtiid
 
Dalmoor

Hiatus✅ 1/18/21- ?
VIP
Wuxuu iska dhigaya nin xariif ah oo wax sharaxaya KKK lkn English ayuuba qorayaa laba erey kasta mid. Lol. He's hilarious :ftw9nwa::ftw9nwa:
I was writing in English cause I wanted suldaanka to understand what we were arguing about.

If we write more in somali, and we're confused and arguing about one or two words. How do you think the convo will be like? More confusion, right?:bell:
 
Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Adeer hadlkaa noocas waa hadal qofkaas xaal qaaban. Waa hadaal meel xuun iiga taabtay. iin gabdhi masakiinta aha iin lagu sheega diiloyin oo sharaftooda iiyo ciisigooda looga ciyar howl yar ma ahan. Tan kale gabdha quurba nacaska ba siida uu hadla markii gabdha la so hadal qaada
Oo hadal la dhaho iyo ficil la sameeyo kee daran? Adigu intaad wadankii tagtay ayaad naagihii kasoo wada zinaysatay oo dh1loyin ka dhigtay.

Bal is eeg adigu sxb.
@Reiko difaac ayay kujirtaa oo gabdhaha Soomaalia ka fiican kuwa Dibada ayay diidantahay bes. Adigu naagihii dh1looyin ayaa kaso wada dhigtay
 
Ya yiri zina ayan ku dhacay. Bal iiska huubi. Aniga sii halal baa uu guursaday. Tan kale waxan sheegay shukaansi. Hadi aad so heshid iina xaaran ku dhacay oo qabil uu saray xaal baa bixin. Soo sii daa
 
Dalmoor

Hiatus✅ 1/18/21- ?
VIP
Markaa afsomaliga baad rabta sida uu yahay iinad af ingriiska uugu fasiirtiid
Didn't I translate it tho?

Many languages don't necessarily have the same way of writing, the same proverbs, the same sentence structure, etc, but there's still a way to translate it into another language. I know sometimes somali uses two word to describe one thing, but it can be translated still. Understood?
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top