Soomaali kuhadal (Af-Soomaali wada sheekaysi)

Status
Not open for further replies.

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Fahanka waa qaali. Shuukansiga baan ka hadlaya oorod hadlka fahna sxb. Waxan ku iiri gabdh shukaansiga iigu diiday waxa ay ahayen 2 gabdhood. Mid reee burco iyo mid reer Ceerigaabo. Inta kale wey ii oogolyeen yacni guur. Gabdh bag dir wey rabtay iinan guursado. Horta ma waxad aaminsanid iina zina ku dhici jiiray. Soo wadada iiska dhigdhigo
Runtiii maadan kala cadeen ina xaaskaaga ahayd iyo inkale qoftii aad tiri subax, duhu, casar, Habeen waan wasi jiray. Dee sxb ma islaantada inaad wasi jirtay ayaad noo sheegaysay?!

Nin naagtiisa kasheekeeya ma arkin sidaas darteed ayaan umaleeyay inay xaaraan ahayd.

@nine hop in on this issue .
 
Waad fahantay so maha. Aniga maxa iiga galay. Peesa aya ka raba. Lacag walan bey bixinaya. iinaba caadi ma ahan. Koly dadka oo dhan kama shaqeyeen karan. Lix bilod baa ii haray markaas waa iinsaga taaga meeshan
Waan fahmay, Wiil aan garanayo a waxaas oo kale sameeya. Dadka passport America wata si kale ayeey ka dhigaan oo special treatment eey siiyaan.
Ma apply gareeysay mise qof aad garaneeysid a jooga Meesha. Nolol maalmeedka Meesha weey badantahay ee intaadan tagin isdiyaari.
 
Runtiii maadan kala cadeen ina xaaskaaga ahayd iyo inkale qoftii aad tiri subax, duhu, casar, Habeen waan wasi jiray. Dee sxb ma islaantii inaad qasi jirtay ayaad noo sheegaysay?!

Nin naagtiisa kasheekeeya majority sidaas darteed ayaan umaleeyay inay xaaraan ahayd.

@nine hop in on this issue .
Dee adiga aya ii dahay gabdha dalka malabka ma bixiyaan. Anigana waxa ku macneye inaay sida aad mooday ayasan ayehn
 
p12518155_b_v8_aa.jpg

@kickz farsama-yaqaan waa kan
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Dee adiga aya ii dahay gabdha dalka malabka ma bixiyaan. Anigana waxa ku macneye inaay sida aad mooday ayasan ayehn
Naag ninkeeda siilka uu iibsaday udiidaysa waaba wasakhad. Xaaraan ayaan ka hadlayay sxb.


Kuwa rer galbeedka xaaraan ayay kugu siinayaan easy. Lkn kuwa Somalia ma fududa si xaarana looga halo... That was my Intention. Is fahmwaa ayaa dhacay sxb
 
Waan fahmay, Wiil aan garanayo a waxaas oo kale sameeya. Dadka passport America wata si kale ayeey ka dhigaan oo special treatment eey siiyaan.
Ma apply gareeysay mise qof aad garaneeysid a jooga Meesha. Nolol maalmeedka Meesha weey badantahay ee intaadan tagin isdiyaari.
Wll. Sanadkii la so dhaafay baan tagay oo la so hadlay. Markaa shaqa waan ku hayn bey ii yiraadeen. Markaa shaahda so qaado baa ii hartay. Shaqada laacgta badeneyd waxa shurudeed ki jiirtay muwadiin Mareykan. Qof daadiisa iinay ka yartahay 40. Shaahada siita.
Dhowr mar baan tegay. Qaraban wey joogan. Lakiin qofkaas aad garaneysid info waan jeclanlaha. iinad iiso guudbisid wll.
Allah ii ka so diiray.
 
Naag ninkeeda siilka uu iibsaday udiidaysa waaba wasakhad. Xaaraan ayaan ka hadlayay sxb.


Kuwa rer galbeedka xaaraan ayay kugu siinayaan easy. Lkn kuwa Somalia ma fududa si xaarana looga halo... That was my Intention. Is fahmwaa ayaa dhacay sxb
Dee adiga maskaxda meel qaldan aaday. Aniga waxyabaha noocas kama hadli sxb. So ta inadeerka malabkii loo diiday. Dad badan quurbaha waxay iisku fuuran waa malabka oo la iisu diida.
Hada waa iis fahanay.
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Dee adiga maskaxda meel qaldan aaday. Aniga waxyabaha noocas kama hadli sxb. So ta inadeerka malabkii loo diiday. Dad badan quurbaha waxay iisku fuuran waa malabka oo la iisu diida.
Hada waa iis fahanay.
Bal walaasheen @Reiko an raali galino. Laftigeeda isfahamwaaga qayb ayay ka ahayd.
 
Naag ninkeeda siilka uu iibsaday udiidaysa waaba wasakhad. Xaaraan ayaan ka hadlayay sxb.


Kuwa rer galbeedka xaaraan ayay kugu siinayaan easy. Lkn kuwa Somalia ma fududa si xaarana looga halo... That was my Intention. Is fahmwaa ayaa dhacay sxb
Tan kale naagah lama iibsado. Xooga sharaf bey leyihin markaa ma ooran karna waa awr la iibiyey. So maha:ohreally:
Mise wa sii kale
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Waa fikrad cusub, badanaa wa repetitive, women bashing, clickbait's, qabiil bashing and malaayacni.
Shuusa, gabar Yar oo sidaado kale somaliga taqaan ayaan rabaa quruxeey. Are you available by any chance?
 

Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
Tan kale naagah lama iibsado. Xooga sharaf bey leyihin markaa ma ooran karna waa awr la iibiyey. So maha:ohreally:
Mise wa sii kale
Waa runtaa... Feminist crew meeshaan majoogaan oo maba fahmayaan af Soomaali kkkkk hadii kale way I jarjari lahaayeen.
 

Dalmoor

Hiatus✅ 1/18/21- ?
VIP
Dee adiga maskaxda meel qaldan aaday. Aniga waxyabaha noocas kama hadli sxb. So ta inadeerka malabkii loo diiday. Dad badan quurbaha waxay iisku fuuran waa malabka oo la iisu diida.
Hada waa iis fahanay.
@Karim is probably thinking about riyada uu habeen hore kuriyoode. Sidaas daradeeda ayuu wax kale umaleeye:damn::damn:


@Karim kaqalee, ha ugafin saaxibka Suldaan, xaasaskiisa xitaa. Sheekada meel xun ayee gaarte

Looks fun writing in af jini, I mean af-maxaatiri. Rate my say wallahi shit @nine :damedamn:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top