War in Sool

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
No one cutoff communications other than Harti shelling Maraaga, and no one coordinated with Garxajis.

It is a “stabbed in the back” face saving tactic to not have to admit that Ciidanka Qaranka was defeated by Dhulbahante. Somaliland was defeated by a superior military force, that simple.
Indeed puntland have superior military 🇸🇱 awoda Africa wa puntland ✌️
 

Libaax-Joore

Beesha haplogroup e-by8081
VIP
Marxuunkii ina Canbaashe ahaa iyo ciidankiisi oo anbad ah ayaa lagu arkay duleedka Xingalool waxaana la sheegay inuu argo u dirsaday isimada iyo waxgaradka beesha warsangali si loo siiyo nabad galiyo iyo damaanadqaad uu ku nabad galo.

War wuxu nacasanaa ma dhulkaan ayuu waji u yaal soo loogu yeeri maayo waa kii inkaarta qabay Bal muu Yemen ama Liibiya uu iskaga tahriibo.
567EB9CC-01D6-4B41-BF1A-27AE5CA5600F.jpeg
 

Thegoodshepherd

Galkacyo iyo Calula dhexdood
VIP
Marxuunkii ina Canbaashe ahaa iyo ciidankiisi oo anbad ah ayaa lagu arkay duleedka Xingalool waxaana la sheegay inuu argo u dirsaday isimada iyo waxgaradka beesha warsangali si loo siiyo nabad galiyo iyo damaanadqaad uu ku nabad galo.

War wuxu nacasanaa ma dhulkaan ayuu waji u yaal soo loogu yeeri maayo waa kii inkaarta qabay Bal muu Yemen ama Liibiya uu iskaga tahriibo.
View attachment 289651
if Dhulbahante or idoor catch him he is dead. The only people who will not kill him on sight are Warsangeli and MJ.

:pachah1:
 
Top