Abdullahi Yuusuf book is biased. Basically MJ have boycotted carta so Mx had a field day in there and took 20 Daarood seats dividing it as Sade VS Kablalah VS Tanade this led other daaroods to complain to IOG so he divided for them and took 6 seats from Mx who left the conference after this but then was forced to come back using the cartaslogan that 4.5 is not Xaq but its Xal.
"Xaq ma rabnee Xal baan rabnaa"
Shirkii Carta ee Soomaalida loo qabtay, markii lasoo qaaray wajigii qaybsiga xubnaha barlamaanka, beelaha Daarood waa ku heshiin waayeen, taasi waxay keentay in Ismaaciil Cumar Geelle oo marti loo ahaa uu isagu si toos ah gacanta ula galo oo beel walba wax u qoondeeyo. Beesha Mareexaan way ka biyo diiday habkii Ismaaciil wax u qaybiyey waxayna dibada uga soo baxeen teendhadii shirka. AUN Ugaas Maxamed Ugaas Faarax (Siraaji) oo idaacadaha lahadlay ayaa sheegay in aan beeshiisu qayb ka ahayn natiijo kasta oo halkaa kasoo baxda aysana aqoonsan doonin maadaama buu yiri si caddaalada kafog wax loo maamulay.
Hadalkaas markii uu jeediyey waxaa bilaabmay dadaalo la doonayo in teendhada shirka dib loogu soo celiyo wufuuddii beesha Mareexaan si loogu qanciyo inay shirka qayb kasii ahaadaan. Dadaaladda waxaa waday madax dhaqameedka beelaha kale ee Soomaalida siiba beelaha Hawiye, Kuwa Direed iyo dawladda Djibouti oo marti loo ahaa. Arrintii oo la isku mari la'yahay ayaa waxaa mar qura laga mudahaaraday dhamaan deegaanada beesha Mareexaan ee koofurta iyo bartamaha Soomaaliya, mudaharaadku ma ahayn mid lagu garab istaagayey mowqifka wufuudda shirka banaanka uga soo baxday ee wuxuu ahaa mid lagu dalbanayey inay gogosha dib ugu noqdaan si shuruud la'aan ah waxaana isu soo baxyadaas halkudhig u ahaa "Xaq ma rabnee Xal baan doonaynaa" waa dhacdo taariikhi ah oo mudan in dib loo xasuusto. Nabadoon Shire Dhallahow oo kamid ahaa duqowdii ka hadlay isu soo bax kadhacay degmada Beled-Xaawa ayaa yiri:- Ma rabno in Soomaali na eersato beel ahaan oo la yiraahdo Mareexaan ayaa hor istaagay in ummaddu dawlad hesho."
And this is Geylan but he is wrong that mx made tanaasul
Leelkase had good number(5) given to them by mx as Tanade Daarood the same logic they used Sade as equivalent to Kablalah.
View attachment 289948