Zaylac history

Status
Not open for further replies.

Simodi

Chilling in Quljeed
@Rooble How can she not know her abtirsi?
@sosomali Even the clan she claims we today have a better position in the Federal Somalia government. We have historic position in Ethiopia or the Kilinka Shanaad and current positions and historic positions in Djibouti and fought for the independence. Only thing is we need to coordinate our clan better. Create a clan flag that transgresses borders. Make our politicians focus about danta guud ee beesha and remove the simps and we'll be back on the right track like our ancestors wanted.
 
Last edited:

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
@Mohsin Waxan ahay Jibril Yoonis reer Axamed. Fogaanta u dhaxeysa dhulka beesha iyo Addis Ababa waa 712 kilometer . Fogaanta u dhaxeysa dhulka beesha Samaroon iyo Muqdisho waa 1655 kilometers. Ogow hadaad iyaga daba socda waxaad noqon doonta eber. Ta kale Dagaal hadey ka dhexeysa Itoobiya iyo Somalia Somalida kale ku caawin mayaan dhibta ugu badan waxaa ka dhici doona dhulkeena. Sidaas awgeed waxaa noo dan ah xidhiidh fiican iney kala dhexeysa Samaroon iyo Addis Ababa.

@Rooble How can she not know her abtirsi?
@sosomali Even the clan she claims we today have a better position in the Federal Somalia government. We have historic position in Ethiopia or the Kilinka Shanaad and current positions and historic positions in Djibouti and fought for the independence. Only thing is we need to coordinate our clan better. Create a clan flag that transgresses borders.

Wallahi you hit the nail on the head. This is something I can expect from a Jibril Yoonis!
 
Hadii aad wadan kaaga daacad u noqoto ma waxka wanaagsan baa jira, its not shame to be honest for Your country,
 

Simodi

Chilling in Quljeed
@Mohsin Somalidu waa beel. Soomaali waanahay lkn soomaali mid kaliya inay noqoto way diiday oo ay soomaalinimo waxku qaybsato oo ay iskusoo dhawaysso way diidaya markaa waa nin iyo reerkiiye anuu Samaroon baan ahay markaa waa saase waxkale haku daalina
hadii aad tagto meel lagu wada ill laayahay adna waa inaad il bakhtiisataaa. Waa waxay hore rag Samaroon gabay ku odhan jireen. Gadabuursigii daacad ah dano muxuu gaadhay waxaa yidhi Muj. Abwaan Cali Tadesse mujahiidkii ka qeybgalay Dagaalkii 1977 sida Cabdi Kaamil Cawaale. Gadabuursiga daacad ah oo dunidu haatan u taqaan taa ka aqbali maayo waxaa yidhi Abwaan Cumar Aw Jaamac
 
Ninka ugu ildheerbaa dadka ugu ayaan daran, Today is not Tomorrow, Somalia is recovering now and you will see better Somalia,
 

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
@Simodi Mashallah indr waad haysaa ha ilaawin waligaa. Labaduba waa Reer Farax Nuur

Cali Tedesse wuxuu ahaa Reer Farax Nuur oo Reer Geedi ama Gabar Madaw loo yaqaan
Cabdi Kaamil waa Ree Farax Nuur oo Reer Dadar ah waxay isku jilibyihiin islaanta Dahir Rayaale
Geesnimada waa loo dhashaa ee lama barto, Cabdi kaamil cawaale (naftii hure) waa nin
mutaystay naanaystan muujinaysa dal jacayl iyo geesinimo, waa nin wixii ugu qaalisanaa
ee uu qof haysto u u bixinayay si uu u difaaco dalkiisa.
“Calankayga nuuraw hadii aanan soo noqon Allahayaw ku nabad yeel”
waa ereyo ka soo burqaday Afka mujaahidkan isaga oo cagta ku sii haya toobinkii uu
dalkiisa ku difaaci lahaa misana naftiisa ku sii waayi lahaa, sida ereyada heesta inooga
muuqata maa uu jixin jixin indhahana gabax siin ee waxa uu muujiyay dhiiranaan qalbigana
wuu ka qanacsanaa.

Waxaan ahay naftii hure
Niyadaydu waa meel
Hadii aanan soo noqon
Calankayga nuuraw
Allahayaw ku nabad gali

Warmaheena waa laga waashoo hido weeye, Mujaahid naftii hure waxa uu ahaa Geesi Soomaaliyeed oo ay umada soomaali ku abtirsata oo dhan u ah astaan muujinaysa Dal jacayl, Naf hurid, Karti, Geesinimo iyo raganimo.

Sargaalkii waday maalintaaa ee sii sagootinayay ayaa markii uu maqlay ereyada ka soo burqanaya cabdi kaamil cawaale, waxa uu ogaaday in macdantan oo kale ayna ahayn in la lumiyo ee waa in uu noqdaa tusaale guud oo lagu daydo.


ktGrKQ4.png
 
@Rooble How can she not know her abtirsi?
@sosomali Even the clan she claims we today have a better position in the Federal Somalia government. We have historic position in Ethiopia or the Kilinka Shanaad and current positions and historic positions in Djibouti and fought for the independence. Only thing is we need to coordinate our clan better. Create a clan flag that transgresses borders. Make our politicians focus about danta guud ee beesha and remove the simps and we'll be back on the right track like our ancestors wanted.


I am dhulbahante and we don't need to do any show case for achievement here. But small reminding for you. even with our small numbers in country like Ethiopia, dhulbahante man hold powerful position there (of course under Amhara),dhulbahante minister in SFG like your minister, we hold the army for past 4 years (general Adam). Even, in Kenya that our numbers are not big we have the foreign minister positions. Little info dhulbahante never chase political positions. We are just very loyal people for somali government whoever clan runs it. Our loyalty is for our country Somalia not tribe or anything else.
 

Simodi

Chilling in Quljeed
@Rooble Cali waxa u ahaa nin aad ula socda dabaylaha Siyaasada Sugaantisuna inta badan ka hadlayso siyaasada iyo wacyiga jira Cali waa u necbaa m mul xumada waxa uu markasta tilmamo ka bixin jiray dawladii siyaad bare aadna u dhaliili jiray wuxu qeexi jiray khaladaadka madaxda dawladi somalia sida ka muuqata gabayadisa qaar badan lkn nasib daro tolkii uma firsan jirin wax a u shegayo mana ay fahamsanayn wax u fahmayo kana hadlayo waxa u ahaa nin samaronka ka horeeya 50 sano waxa u ahaa nin jecel somalinimada markii dambese waa u ka quustay midnimada somalia ilaa dagaalki 77 kii wixi kadambeyey waxanu xooga saaray in samaron ka tashado dantisa kaliya cid u maqani anay jirin somalinimana dhimatay wajib tahay in danta Samaroon loo sahan tago cid ka hoos qaadayna ma jirin
 
My point here for @Rooble stop coming here with your different accounts praising Ethiopia and ass kissing here. There are nothing especial in being house slave and stop making silly threads like march Ethiopia.
 

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
House slave like you will always think that others are like him cowards who hide behind different accounts.
You are the biggest shemale coward come on now and the biggest hypocrite on this forum. You have been exposed
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top