@Mohsin
Xasuuqaas waxaa keenay siyaasada Siyaad Barre.
Somaliland ama Somaliland labaduba anigu ma aaminsanahay lakiin runta hadii aad Muqdisho taageerto waxaad noqon doonta eber. Wax gaadh aan leenahay aan taageerno
Siyaasada Soomalidu ku colaadisay Ethiopia.
Dadka ugu badan dhibaatada ka soo gaadhey waa inaga Gadabuursi.
Tusaale ahaan Dagaalkii 1977kii safkii hore ee dagaalka ayaa laynagu shubay oo aynu ku madhanay , ilaa iyo intii ka danbeysana diyaaradaha Taliskii Mengistu Ethiopia ciidamadeeda dhulkeena dadkeenu ku nool aad bay uxasuqeen Gadabuursiga qaarka ugu weyn oo Ethiopia nool iyo tii Somaliaba
Xitaa lidka diyaaradaha lama dhigi jirin dhulkeena gobolka Awdal xaga Hargeysa iyo Garoweba diyaaradaha Ethiopia lagaga ilaalin jirey ,
markaa wax aan kaga daalnaa Somali ma jirto
Mar hadey noo isticmaalen sida qoryaha dabka kagu huuriyo kale oo inaguna wax dan inoo aheyn ku madhaney