Nin lagumaystaa doorasho iyo inuu waxdiido hakasugin!. Tabeelaha idiin muqdaa waa magaaladii Baabilleey ee Soomaalodu lahayd boqolaal qarni maanta Oramaa Dhufta Dhufta kuqoratay ayadoo waliba Soomaali wali deggantahay!?.
Waxaan xasuustaa ayadoo xarun u ah Ururkii Itixaadka oo waliba ay degaalo kula galeen ciidankii Tikreega maantana waxaa gabigeediiba lawareegay Oramo.
Dad baa ku’oranaya Oramadu waa walaalaheen haday walaalaheen yihiin maxay dhulkayaga u boobayaan oo dadkayaga u barakicinayaan?!.
Majirto hal tuulo oo Oramo degantahay oo Kikililka Soomaalida lagu wareejiyay halka Degmooyin aad ufaraban oo 100% Soomali degantahay Oramada iyo Canfarta lagoos geeyay!.