Getting married - free meher - non Somali

Status
Not open for further replies.
Waan ku garaaci kuye :mjlol: kaaley i garaac waayahee odey yahoow tacbaanka ah

walaal is daji, kaftankii baa kugu margadey muruq hakaa galo meel aan ogahey, oo ma sidan baad u dabeecad xuntahey, dabeecadaad ka arradantahey waaal, madaxaas aad soo post-gareyseyna waan ka soo horjeedaa, jir oo joog waligaa walaal
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top