Puntland Local Election 2024

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
MUDAHARAAD KA DHAN AH GUDDIGA DOORASHOOYINKA PUNTLAND OO KA DHACAY UFEYN
VideoCapture_20210630-041622.jpg

Qaar kamid ah dadweynaha ku nool degmada Ufeyn ee gobolka Bari ayaa shalay dhigay mudaharaad ay uga soo horjeedaan tirakoob ay degmadaas u qaateen Guddiga KMG ah Doorashooyinka Puntland (TPEC).

Dadweynaha mudaharaadka dhigay ayaa TPEC ku eedeeyay in ay isticmaaleen tirakoob mala’awaal ah, waxayna tilmaaameen in ay tahay arrin meel ka dhac ku ah degmada Ufeyn.

Mudaharaadayaasha ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Puntland iyo Wasiirka Qorsheynt in ay wax ka qabtaan cabashadooda, haddii kalana aysan aqbalayn doorasho ka dhacda degmadaas.

Muuqaalka mudaharaadka Ufeyn
Dhanka kale maamulka degmada Qardho ayaa isaguna cabasho taas la mid ah ka qaba tirakoobka TPEC ay soo bandhigtay.

Duqa degmada Qardho Cabdi Siciid ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ku tilmaamay tirakoobka TPEC mid mala-awaala oo xaqiiqada ka fog.

Guddiga KMG ah Doorashooyinka Puntland ayaa tirada guud ee dadka degmada Qardho ku sheegay 181,039 qof, halka Ufeyn uu ku sheegay 57,095 qof, waxayna xuseen in ay xogtaas ka soo xigteen Wasaaradda Qorsheynta Puntland.
PUNTLAND POST

 

Periplus

Min Al-Nahr ila Al-Ba7r
VIP
Multiply the voter registration numbers by 3 and we will see an accurate estimate of PL's pop.

Since majority of people in PL are young people, they will not be able to vote laakin this voter registration drive is a good step forwards towards a PL-wide census.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Akhriso: Ururkii Mideeye oo khilaaf dartii u kala jabay
images.jpeg

POSTED BY: JIBRIL QOOBEY JULY 10, 2021

Urur Siyaasadeedka Mideeye oo la sheegay in ay maanta ka baxeen 23 xumnood oo kamida asasaayeeshii oo ubadan ragii lahaa fakarka lagu dhisay Urur siyaaasadeedka.
Sida la sheegay ,arrintaan ayaa timi kadib markii ururka uu Hareeyay khilaaf soo jiitamay mudo ku dhoow Sanad.
  • FB_IMG_1625908677044.jpg
  • FB_IMG_1625908674185.jpg
 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
Akhriso: Ururkii Mideeye oo khilaaf dartii u kala jabay
images.jpeg

POSTED BY: JIBRIL QOOBEY JULY 10, 2021

Urur Siyaasadeedka Mideeye oo la sheegay in ay maanta ka baxeen 23 xumnood oo kamida asasaayeeshii oo ubadan ragii lahaa fakarka lagu dhisay Urur siyaaasadeedka.
Sida la sheegay ,arrintaan ayaa timi kadib markii ururka uu Hareeyay khilaaf soo jiitamay mudo ku dhoow Sanad.
  • FB_IMG_1625908677044.jpg
  • FB_IMG_1625908674185.jpg
If midyee collapse. Kaah iyo horseed and mustaqbaal will win.
 

Trending

Top